Xasan Sheekh oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Kismaayo (Daawo Sawirada)

Madaxweynihii hore ee dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamed iyo xubno la socday ayaa maanta si heer sare waxaa loogu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland. Xasan Sheekh iyo xubnaha la socday waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyay Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe iyo xubno kale oo katirsan maamulka Jubbaland. Madaxweynihii … Continue reading Xasan Sheekh oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Kismaayo (Daawo Sawirada)